Jaziira Hospital oo Muqdisho keenay Dhaqaatiir dalka Dibadiisa loo aadi jiray (Sawirro)

Dhamaan bulshada ku dhaqan magalada Muqdisho iyo nawaaxigeeda waxaa la ogaysiinayaa in ay isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ay  yimaadeen dhaqaatiir ka socota dalka India kuwaa oo fulinaya Qaliino iyo daaweyn kala duwan. Dhaqaatiirtan timid Isbitaalka JASEERA SPECAILIST HOSPITAL ayaa waxaa ku jira Dhaqaatiir dalka India loogu aadi jiray daaweyn, waxaana Dhaqaatiirtan hada laguugu keenay dalkaaga … Continue reading Jaziira Hospital oo Muqdisho keenay Dhaqaatiir dalka Dibadiisa loo aadi jiray (Sawirro)